Bogga hore » July 31st, 2010
Wararka taariikhda aad rabto “July, 2010”
Bar-kulan-Manchester City ayaa wada hadalo dheeri ah la yeelan doonta madaxweynaha Inter Milan Massimo Moratti maalinta isniinta ah ee soo socota si loo dhameystiro heshiiska Mario Balotelli. City waxey isku dayeysaa iney weereryahankaasi dada yar keento garoonkeeda, laakiin illaa iyo hada waxaa la isku waafaqi la yahay heshiiska kala wareejinta. Sida ay leeyihiin wararka ka [...]
July 31st, 2010 | la daabacay Ciyaaraha, Qodobada wararka | Sii Akhri»
Bar-kulan-Goolhaye David James ayaa diiday inuu ka fariisto ciyaaraha caalamiga ah , wuxuuna sheegay inuu jecel yahay inuu sii heysto booskiisa xulka England uuna ku muujin doono kooxdiisa cusub ee Bristol City. Goolhayahaan, oo maalinta dadiisu ay tahay 40 sano jir, ayaa wuxuu u saxiixay kooxdiisa cusub hal sano oo heshiis ah , waxaana u [...]
July 31st, 2010 | la daabacay Ciyaaraha, Qodobada wararka | Sii Akhri»
Bar-kulan:Bar-kulan-M/weynaha Maamul Goboleedka Gal-mudug Max’ed Axmed Caalin, ayaa shaagay in uu billowday qorshe ay iskugu biirinayaan 2da Maamul ee Gal-mudug iyo Ximin iyo Xeeb. Col. Caalin oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaal-kacyo, ayaa sheegay in booqasho uu dhawaan ku tagay magaalada Cadaado la isku afgartay dhismaha guddi farsamo oo ka shaqeeya sidii la iskugu [...]
July 31st, 2010 | la daabacay Gobolada, Qodobada wararka, Wararka | Sii Akhri»
Bar-kulan:Muqdisho-Fadhigii Golaha Baarlamaanka ee maanta oo uu shir gudoominayay, ku simaha gudoomiyaha golaha baarlamaanka ahna gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha C/wali Ibraahim Muudey, ayaa ka dooday Qodobka 13aad ee xeer hoosaadka baarlamaanka, kaasoo ka hadlayay tiradda xildhibaanada keeni karta mooshin ka dhan ah Gudoonka Sare ee baarlamaanka. Xildhibaanada qaar ayaa soo jeediyay in 50 [...]
July 31st, 2010 | la daabacay Muqdisho, Qodobada wararka, Wararka | Sii Akhri»
Bar-kulan:Burco-Dadweynaha ku dhaqan magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyay dhismaha xukuumadda cusub ee Somali-land. Aragtiyada ay dhiibteen dadweynaha ayaa iskugu jirtay kuwo lagu soo dhaweynayo xukuumada Cusub iyo kuwo dhaliilo loogu jeedinayo, iyadoo dadka qaar ay sheegeen iney aad ugu faraxsan yihiin qaab dhismeedka Xukuumada cusub ayna yihiin dad aqoon [...]
July 31st, 2010 | la daabacay Gobolada, Qodobada wararka, Wararka | Sii Akhri»
Bar-kulan: Muqdisho- Gudoonka sare ee golaha baarlamaanka ayaa maanta shaaciyey in xukuumada Faderaalaka ah ay beri hor imaandoonta golaha Baarlamaanka si ay u weydiisato codka kalsoonida. Ku simaha gudoomiyaha golaha baarlamaanaka ahna gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha baarlamaanka Cabdiwali Ibaraahim Muuddey, oo la hadlayay mudanayaasha baarlamaanka furitaankii fadhiga baarlamaanka ee maanta ayaa sheegay in xukuumadu ay fadhiga baarlamaanka [...]
July 31st, 2010 | la daabacay Muqdisho, Qodobada wararka, Wararka | Sii Akhri»
Kismayo: Bar-kulan; a four year old child died and four others were injured today after a hand grenade they were playing with exploded in Kismayo. The explosion occurred near the former meat industry. The ages of the injured children are said to be between three to six years old. They have been taken to Kismayo [...]
July 31st, 2010 | la daabacay News in English, Qodobada wararka | Sii Akhri»
Bar-kulan: Sanca- Wasiirrada arrimaha dibadda Yemen iyo Soomaaliya ayaa maanta kulan ay qaateen waxa ay kaga wada xaajooden arrimo khueeya labada dal ee Soomaaliya iyo Yemen, Kulankan ay manta Sanca ku qaateen wasiirrada arrimaha dibadda Soomaaliya iyo Yemen waxaa kaloo goob joog ka ahaa wufuud ka kala socota labada dhinac iyadoo dhanka Somaaliyana ay wasiirka [...]
July 31st, 2010 | la daabacay Qodobada wararka, Wararka | Sii Akhri»
Bar-kulan: Daadad xoogan oo ay sababeen roobabka mansoonka oo si is daba joog ah maalmahan ugu da’ayay dalka Pakistan ee koonfurta qaarada aasiya ayaa sababay dhimashada in kabadan 800 ruux, sida ay xaqiijinayaan warbaahinta gudaha dalkaasi. Gurmadka oo Wali Socda. Ciidamada gurmadka iyo shaqaalaha badbaadiyayaasha ee ku sugan waqooyi galbeed dalka Pakistan ayaa wali dadaal [...]
July 31st, 2010 | la daabacay Qodobada wararka, Wararka | Sii Akhri»
Mogadishu; Bar-kulan: The president of Somalia, Sheikh Sheriff Sheikh Ahmed has today met with the parliamentarians in Mogadishu. President Sheriff briefed the MPs on his over seas trips and the discussions he had with other world leaders. The president thanked the MPs for their tireless support and cooperation with the executive. He said the institution [...]
July 31st, 2010 | la daabacay News in English, Qodobada wararka | Sii Akhri»