Bogga hore » June 30th, 2010 Warbixinada ku daabbacan “June, 2010”

Dhalinyaro Lagu tababarayo Boosaaso.

Boosaaso:Bar-kulan- Hay’adda Save Children ayaa maanta u furtay tababar xirfad abuuris ah, Inka badan 230-dhalinyaro ah oo isugu jira wiilal iyo gabdho ka kala yimiDNa Sedexda gobol ee ugu waawayn deegaanada puntland. Waxayaabaha la barayo dhalinyaradan ayaa waxaa ka mid ah faryaamada, tegnoolajiyad, computerka makaanikaga iyo farasamada korontada. Masuul u hadlay hay’adda Save Children ayaa [...]

June 30th, 2010 | La daabacay Gobolada,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

Celebrating Fifty Years of Independence

Nairobi: Bar-kulan: Somalis all over the world are expected to hold different celebrations to mark the 50th anniversary of Somalia’s independence in 1960. July 1st is the date Somalia’s southern regions took their independence from the Italian colony and also united with the northern regions to form the Republic of Somalia. In the capital Mogadishu, [...]

June 30th, 2010 | La daabacay English | Sii Akhri

Mogadishu IDPs Arrive Kismayo

Kismayo: Bar-kulan: Hundreds of internally displaced families from Mogadishu have arrived in Kismayo, capital of the lower Juba region in Somalia. Most of the displaced families have fled the latest fighting that occurred in Mogadishu between the government forces and fighters of the opposing militias. As soon as they arrived in Kismayo, the IDPs headed [...]

June 30th, 2010 | La daabacay English | Sii Akhri

Vote Counting Continues in Somaliland

Hargeysa: Bar-kulan: Voting counting is well under way in Somaliland and some of the early results indicate that two of three contesting parties have won themselves large votes in different provinces. Early results in the 26th June polls show that the opposition Kulmiye party has won majority votes in the Togdheer, Sool and Marodi-jeh provinces, [...]

June 30th, 2010 | La daabacay English | Sii Akhri

Darsiga Nabadda iyo Nolosha

Bar-kulan: Nabadda iyo Nolosha, waa barnaamij diini ah oo maalinle ah kaasi oo loogu talo galay in sare loogu qaado aqoonta iyo ogaalka ummadda Soomaaliyeed ee la xiriira diintooda Islaamka. Barnaamijkeenna maantana wuxuu ka koobnaan doonaa dersi diina ah, iyo qeybtii su`aal iyo jawaab, wuxuuu barnaamijku ku saabsanaan doonaa muhiimadda maamulka iyo kala dambeyntu uleedahay ummadda [...]

June 30th, 2010 | La daabacay Diinta,Qodobada wararka | Sii Akhri

Aayadda Quraanka Maanta

Aayadda Quraanka Maanta

June 30th, 2010 | La daabacay Aayadda Quraanka Maanta | Sii Akhri

Barnaamijka Caafimaadka

Barnaamijka Caafimaadka

June 30th, 2010 | La daabacay Aayadda Quraanka Maanta | Sii Akhri

Heesta: Calan Keynu Leenahay(Todobaadka Soomaaliya).

Bar-kulan: Maadaama aynu ku jirno todobaadka xornimada Soomaaliya oo haatan laga joogo 50 sano, Bar-kulan waxa uu ummadda Soomaaliyeed la qeyb sanayaa faraxda xrnimada Soomaaliya, waxaanu idiin soo gudbineynaa heesta Calan keynu leenahay iyo Codkii Maxamed Axmed Kuluc iyo Hobolada Waabari. Waa maalin ciidoo caradeynu leenahay. Cirkeeniyo  dhulkeenaba Laga wada ciyaaree. Calanka aynu leenahay lala wada [...]

June 30th, 2010 | La daabacay Qodobada wararka,Xorriyadda | Sii Akhri

Todobaadka Soomaaliya: Halgankii Leegada iyo Safarkii Cabdulaahi Ciise.

Maadaama malaaqu uu goob jog u ahaa halgankii gobinimo doonka iiyo waliba markii la gurtay mirihii ugu horeeyay ee xoriyadda waxa uu iftiiminayaa Wakiilnimadii Cabdulaahi Ciise Maxamuud uu QM soomaaliya u matalayay iyo Waliba qaabkii uu soomaaliya uga ambabaxay, arintaasian waxaa ka dhalatay in guddi xaqiiqo raadis ah Soomaaliya loo soo diro. Sida uu xaqiijiyay [...]

June 30th, 2010 | La daabacay Qodobada wararka,Xorriyadda | Sii Akhri

Saldhig Burcad badeeda Lagula Dagaalamo.

Yemen ayaa si caalamiya ugu ololeynaysa sidii gacan looga siin lahaa diyaarinta Saldhig caalamiya oo burcad badeeda lagala dagaalamo xili Madaxweynaha Yemen uu u bilawday safar uu ku tagay dalka Ruushka. Sanca: Bar-kulan- Madaxweynaha dalka Yemen Cali Cabdalla Saalax oo booqasho ku jooga dalka Ruusha ayaa kala xaajoonaya masuuliyiinta dalkaasi arrimo la xiriira la dagaallanka [...]

June 30th, 2010 | La daabacay Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri