Bogga hore » June 30th, 2010
Wararka taariikhda aad rabto “June, 2010”
Muqdisho:Bar-kulan-Xukuumada KMG Soomaaliya ayaa guulo ka sheegatay dagaalo maanta illaa xilli dambe oo galabta ah ka dhacayay deegaanadda waqooyi ee magaalada Muqudisho. Afhayeenka wasaarada warfaafinta Cabdirizaaq Maxamed Qeylow ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay qabsadeen goobo ay horey ugu sugnaayeen kooxaha kasoo horjeeda dowladda sida degmooyinka Kaaraan iyo Cabdulcasiis. Mudane Qeylow ayaa sheegay in ciidamadda dowladu [...]
June 30th, 2010 | la daabacay Muqdisho, Qodobada wararka, Wararka | Sii Akhri»
Gaalkacyo:Bar-kulan- Wararka naga soo gaaraya deegaanka Bacaadweyn ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in uu halkaas ka dhacay dagaal beeleed sababay dhimasho iyo dhaawac. Ugu yaraan inta la ogyahay 8 ruux ayaa ku geeriyootay, 5 kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal beeleed u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo wada dega Camaara iyo Bacaadweyn oo ka tirsan [...]
June 30th, 2010 | la daabacay Gobolada, Qodobada wararka, Wararka | Sii Akhri»
Kismaayo:Bar-kulan-Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka ku nool Jubbooyinka ayaa waxay cambaarayn usoo jeediyeen saldhigyada iyo howlgalada burcad-badeeda ay ka fuliyaan xeebaha gobolada Jubbooyinka. Nabadoon Nuur Ibraahim Sabriye oo ka mid ah duqayda dhaqanka ee Jubbooyinka, islamarkaana kasoo jeeda degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose ayaa raadiyaha Bar-kulan u sheegay inay aad uga xun yihiin fariisimada tirada badan ee kooxaha [...]
June 30th, 2010 | la daabacay Gobolada, Qodobada wararka, Wararka | Sii Akhri»
Mogadishu: Bar-kulan: The Hizbul-Islam militia group has ordered media agencies in Somalia to not broadcast celebrations or mark the 50th anniversary of Somali National Independence Day. The district officer of Hizbul-Islam in Mogadishu’s Banadir district, Maalim Hashi Mohamed Farah, has announced that his administration, which unfortunately controls most parts of where Mogadishu radio and television [...]
June 30th, 2010 | la daabacay News in English | Sii Akhri»
Mogadishu: Bar-kulan: Two people have been confirmed dead after government forces and fighters of the Al-shabab militia group clashed in different parts of the capital. The fighting took place in the Howl wadaag, Hodan and Wardigley districts of Mogadishu as government forces, aided by AMISOM, responded to mortar attacks from Al-shabab and Hizbul-Islma militias. Eye [...]
June 30th, 2010 | la daabacay News in English | Sii Akhri»
Muqdisho:Bar-kulan-Maamulka ururka Xisbul Islaam ee gobolka Banaadir ayaa maanta amar ku siiyay warbaahinta iyo warfidiyeenada ka howlgala magaalada Muqdisho inaysan tebin xuska munaasabada 1-da Luuliyo. Horjoogaha Xisbul Islaam u qaabilsan Gobolka Banaadir Xaashi Maxamed Faarax oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay inay ka mamnuuceen iddaacadaha baahinta barnamijyo lagu maamuusayo maalinta qaaliga ah ee xornimada Soomaaliyeed. Horjoogahaas [...]
June 30th, 2010 | la daabacay Muqdisho, Qodobada wararka, Wararka | Sii Akhri»
Cabdulaahi Muxuyadiin oo loo yaqaan Cabdul Arts waa wiil nin soomaali ah oo sawir gacmeedka sameeya, kuna nool Magaalada qaahira ee dalka Masar. Waxaana uu ka mid yahay ragga sawir gacmeedyadooda u sawira qaab Cartoons ah isagoo inta badan sawir gacmeedyadiisa ku cabbira dhinaca Siyaasadda Somalia. Shaqada Farshaxanka Cabdul isagoo ka waramaya qaabka uu ku [...]
June 30th, 2010 | la daabacay Jaaliyadda Dibedda, Qodobada wararka | Sii Akhri»
Mogadisho: Bar-kulan: The sea port of Mogadishu is being renovated by an international company named Alpha. The renovation exercise started today and it is expected to be completed in a short period of time. The part of the harbour where ships are docked is being repaired. Workers of the company, which is carrying out the [...]
June 30th, 2010 | la daabacay News in English | Sii Akhri»
Bar-kulan: Barnaamijka barta kullanka barbaarta, todobaadkan waxaynu ku soo qaadanaynaa sanad guuradii 50 ee kasoo wareegatay xoriyaddii Soomaaliya. 1960 ayay ahayd markii ay xorowday jamhuuriyadda Soomaaliya inkastoo ay labada gobol ee waqooyi iyo koonfur maalmo un kala horeeyeen. 26 June sanadkii 1960 ayay ahayd markii ay xoriyadooda heleen goboladii waqooyi ee uu Britishku gumeysan jirey [...]
June 30th, 2010 | la daabacay Barnaamijyada, Qodobada wararka | Sii Akhri»
Muqdisho :Bar-kulan- Dekada magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soconaya hawlo dayactir oo dib loogu hagaajinayo hawlihii ay qaban jirtay dekadu. Waxaa ka mid ah qaybaha dayactirka lagu sameynayo ee dekada magaalada Muqdisho Tawarka dekada oo ah midka haga maraakiibta ku soo xirta dekada, wariyaha Bar-kulan oo dekada booqday ayaa ku soo waramaya in haatan Marsada [...]
June 30th, 2010 | la daabacay Muqdisho, Qodobada wararka, Wararka | Sii Akhri»