Bogga hore » May 30th, 2010 Warbixinada ku daabbacan “May, 2010” Muqdisho-Bar-kulan:Munaasabad lagu soo xiray tababar u soo dhamaaday ilaa 4 boqol oo ciidanka booliska Soomaaliyeed ah, kuwaasoo tababaro ku soo kala qaatay Carmo iyo Dugsiga tababarka Booliska, ayaa maanta lagu qabtay Dugsiga tababarka ciidanka booliska ee magaalada Muqdisho. Munaasabadaan oo ay ka soo qeyb galeen wasiirka arrimaha gudaha Sh. C/qaadir Cali Cumar, Wasiirka Awqaafta Sh. [...]
May 30th, 2010 | La daabacay Gobolada,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
Buuhoodle:Bar-kulan-Xaalada magaalada Buuhoodle ayaa kacsan kadib markii subaxnimadii hore ee saaka ciidamadii itoobiya ee halkaasi ku sugnaa ay wateen dhamaan gaadiidkii iyo agabkii kale ee magaaladaasi yaalay kuwaasoo ay lahaayeen dadka deegaanka Buuhoodle. Gaadiidkaan oo tiradoodu lagu sheegay 17 gaari oo ay lahaayeen ganacsatada Buuhoodle ayaa la sheegay iney u kaxeesteen dhinaca dalka Itoobiya lamana [...]
May 30th, 2010 | La daabacay Gobolada,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
Aayada Qur’aanka Maanta
May 30th, 2010 | La daabacay Aayadda Quraanka Maanta | Sii Akhri
Martida Todobaadka ee Bar-kulan
May 30th, 2010 | La daabacay Aayadda Quraanka Maanta | Sii Akhri
Garowe: Bar-Kulan: Leaders of the self controlled region of Puntland have met today to help the EU forces in the Indian Ocean combat piracy. The meeting was held at the office of the governor of Puntalnd’s Eastern region. The leaders among them ministers and governors met to discuss how Puntland security officials can help the [...]
May 30th, 2010 | La daabacay English | Sii Akhri
Boosaaso:Bar-kulan-Kulan ay maanta iskugu yimaadeen Mas’uuliyiinta Gobolada Bari, Nugaal, Sanaag iyo Mudug oo ay ku wehliyeen xubno ka mid ah Golaha Wasiirada ee Dowladda Puntland ayaa lagu Gorfeeyay Sida Maraakiibta Ciidamada NATO ee taagan xeebaha Soomaaliya Looga Taageeri karo Maamul ahaan la dagaalanka ay kula jiraan Burcad Badeeda Soomaaliya. Guddoomiyaha Gobolka Bari C/xaafid Cali Yuusuf [...]
May 30th, 2010 | La daabacay Gobolada,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
Hargeysa:Bar-kulan-Guddiga doorashooyinka Soomaaliland ayaa maanta ku dhawaaqay xilliga ay bilaabaneyso ololaha doorashada Madaxweynaha ee Soomaaliland. Afhayeenka Guddigaasi Max’ed Axmed ayaa sheegay in loo baahanyahay iney bilowdaan ololaha xisbiyada ku tartamaya doorashooyinka sida uu dhigayo xeerka u yaala doorashooyinka, wuxuuna intaa ku daray in isbadal lagu sameeyay xeerkii doorashooyinka ayna ansixiyeen labada gole ee Baarlamaanka, Madaxweynahuna [...]
May 30th, 2010 | La daabacay Gobolada,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
Yemen:Bar-kulan-Saraakiisha amaanka ee magaalada Mukalla ayaa ku warramaya in ay ciidamada caalamiga ah ee ku sugan biyaha gobolka u gacan galiyeen 13 burcad-badeed Soomaali ah kuwaasoo ay saacadihii ugu danbeeyay ku raad joogeen ciidamada badda dalka Yemen oo qeylo dhaan u dirsaday xoogagga caalamiga ah ee burcad-badeed la dagaallanka halkaasi u jooga. Burcad-badeedaan ayaa gacanta [...]
May 30th, 2010 | La daabacay Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
Bar-kulan—Ku dhawaad 700 oo ruux ayaa ku niyad jabay qaadashada ticket-da koobka aduunka ay ku gali lahaayeen iyadoo qaban qaabiyaasha koobka aduunka ay ku hanjabeen iney xiri doonaan xarunta ticket bixinta maadaama ay shaqeyn weysay xilli ay dadka dalkaasi ay safaf dhaadheer ku jiraan. Maalintii shalay aheyd dadku waxey awoodi waayeen in ay hal ticket [...]
May 29th, 2010 | La daabacay Ciyaaraha,Qodobada wararka | Sii Akhri
Bar-kulan—Guddoomiyaha Inter Milan Massimo Moratti ayaa sheegay in uu ku fakarayo sidii uu shaqada kooxdiisa ugu dhiibi lahaa macalinka England Fabio Capello kaasoo uu u doortay musharaxa xilkaan si uu u badalo Jose Mourinho. “Capello waa mid ka mid ah musharaxiinta shaqadaan qaban doonta ee loo yaboohay ,” Moratti wuxuu sidaa ku sheegay Gazzetta dello [...]
May 29th, 2010 | La daabacay Ciyaaraha,Qodobada wararka | Sii Akhri