Bogga hore » May 31st, 2010 Warbixinada ku daabbacan “May, 2010”

Garoowe: Barakacayaal lagu amray iney guuraan.

Qaar kamida Barakacayaasha ku dhaqan Garoowe oo loo sheegay inay ka guuraan goobaha ay deggan yihiin kadib markii ay iska bixin waayeen kirada dhulka ay deggan yihin oo dad rayid ah ay leeyihiin. Garoowe: Bar-kulan- Barakacayaasha ku dhaqan magaalada Garowe ee caasimadda maamul goboleedka Puntland ayaa waxaa la soo darsay dhibaato ku aaddan dhulka ay [...]

May 31st, 2010 | La daabacay Gobolada,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

Barta Kullanka barbaarta.

Barta kulanka barbaarta.mp3

May 31st, 2010 | La daabacay Aayadda Quraanka Maanta | Sii Akhri

Hizbul-Islam Arrests Highway Robbers.

Baidao:Bar-kulan-  The Hizbul-Islam militia group in Somalia has launched an operation against highway robbers along the Mogadishu-Baidabo road. A gang of five armed highway robbers were arrested in the operation. Hizbul-Islam militias carried out their operation in Burhakaba, Yakbariweyn and Wanlaweyn districts, where the gangsters were arrested. The operation lasted for more than 48 hours [...]

May 31st, 2010 | La daabacay English | Sii Akhri

Ururka Soomaalida cusub oo kulan ku qabtay London.

London: Bar-kulan- Kullan ballaaran oo ay ka soo qayb galeen dad isugu jiray aqoonyahano, culimaaudiin, ganacsato, iyo arday ka kala socotay iskuulada magaalada London ayna soo qaban qaabiyeen masuuliyiin ka tirsan Ururka Soomalida cusub ayaa lagu qabtay xaafada Islington ee waqooyiga Magaalada London. Kulankaan ayaa intii aanu bilaaban waxaa lagu soo bandhigay Filin ka tarjumayay [...]

May 31st, 2010 | La daabacay Jaaliyadda Dibedda,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

Dagaal ka dhacay Ceel-barde.

Bar-Kulan :Xuddur- Degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool ayaa xalay saqdii dhexe waxaa dagaal uu ku dhex maray ciidamo ka tirsan kuwa dawladda KMG ah iyo miliishiyo ka tirsan Al shabaab. Wararka ayaa sheegaya in dagaalku dhacay, kadib markii Al Shabaab ay weerar qorsheysan ku qaadeen gudaha degmadaas, waxaana dagaalku ahaa mid aad u cuslaa, sida [...]

May 31st, 2010 | La daabacay Gobolada,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

Burcad lagu soo qabtay wadada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo.

Baydhabo:Bar-kulan- Burcad dhibaatooyin ka geysta wadooyinka isku xira magaalooyinka baydhabo iyo muqdisho ayaa lagu soo qabqabtay ka dib howl gal ay sameeyeen ciidamo ka tirsan xisbul islaam Ciidamada Maamulka Xisbul islaam ayaa deegaanka Yaaqbariweyne ka qab qabtay ku dhawaad 5 ruux oo burcad ah kuwaas xili ay howlgalo ka sameynayeen tuulooyin hoostaga degmooyinka Buur hakaba [...]

May 31st, 2010 | La daabacay Gobolada,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

Dagaal ka dhacay Beledweyne

Bar-Kulan (Beledweyne) Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal saaka dhex maray Miliishiyada Xisbul Islaam ee ku sugnaa magaalada Beledweyne iyo ciidan ka tirsan kuwa dawladda KMG. Dagaalka oo billowday arooryadii hore ee saaka ayaa in yar ka dib labada dhinacba ay magaalada dibadda uga bexeen, waxaana inta la og yahay khasaaraha Rayidka soo [...]

May 31st, 2010 | La daabacay Gobolada,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

Casillas oo record cusub dhigay

Bar-kulan—goolhaye Iker Casillas ayaa noqday ciyaaryahanka 2aad ee ugu safashada badan xulka Spain markii uu ciyaaray kulankii ay 3-2 kaga adkaadeen Saudi Arabia. Goolhayaha Real Madrid wuxuu saftay kulankisiii 103aad isagoo u ciyaaray xulka horyaalnimada yurub heysta ee Spain , wuxuuna ka hoos maray goolhayihii kale ee xulkaasi—Andoni Zubizarreta, oo ah ninka heysta kulamada ugu [...]

May 30th, 2010 | La daabacay Ciyaaraha,Qodobada wararka | Sii Akhri

Prandelli oo badali doona Lippi

Bar-kulan – Macalinka Fiorentina Cesare Prandelli aya abadali doona Macalin Marcello Lippi isagoo la wareegi doona shaqada xulka qaranka Italy marka uu soo dhamaado koobka aduunka, sidaa waxaa ku soo warantay wakaalada wararka Italy ee Ansa . Prandelli ayaa wuxuu kulan la yeeshay guddoomiyaha xiriirka k/cagta ee talyaaniga Giancarlo Abete kaasoo ka dhacay magaalada Sestriere halkaasoo ay isku diyaarinayaan xulka [...]

May 30th, 2010 | La daabacay Ciyaaraha,Qodobada wararka | Sii Akhri

Shabaab oo joojiyay wadashaqeyntii ay la lahaayeen Unversal Tv

Muqdisho:Bar-kulan-Afhayeenka Maleeshiyaadka Alshabaab Cali dheere ayaa sheegay in ay joojiyeen wadashaqeyntii ay la lahaayeen Taleefishinka Universal, kadib markii uu sheegay in uu baahiyey sawir gacmeedyo lagu aflagaadeynayo Nabi Muxammed NNK. Cali Dheere ayaa sheegay in baahinta sawiradaas ay ka dhigan tahay in dadka la tusiyo in ay furan tahay in la aflagaadeeyo Ras’uulka, waxa uuna [...]

May 30th, 2010 | La daabacay Muqdisho,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri