Bogga hore » May 31st, 2010 Warbixinada ku daabbacan “May, 2010” Bar-kulan—Xoghayaha guud QM Ban Ki-moon iyo Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Museveni ayaa axadii ciyaar aad ugu adag iskaga hor yimid taasoo aheyd midii ugu xiisaha badneyd ee ka dhacda Africa xilli diyaar garow loogu jiro koobka aduunka. Labada ninba qeybtii danbe ee ciyaarta ayeey badal ku soo galeen , ciyaartaasi waxey aheyd mid loogu talagalay [...]
May 31st, 2010 | La daabacay Ciyaaraha,Qodobada wararka | Sii Akhri
Bar-kulan—shirkada Adidas oo ah shirakada soo saartay kubaddaha koobka aduunka lagu ciyaarayo ayaa difaacday kubaddaha koobka aduunka ay ugu talagashay in lagu ciyaaro, kuwaasoo lagu tilmaamay in aan la xakameyn Karin oo ay yihiin kuwo xawaare sare u ku socda oo qafiif ah, iyadoo sheegtay in intii aan la soo saarin la tijaabiyay kubaddahaan. Afhayeen [...]
May 31st, 2010 | La daabacay Ciyaaraha,Qodobada wararka | Sii Akhri
Muqdisho:Bar-kulan-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee maleeshiyaadka Xisbul Islaam Macalin Xaashi Max’ed Faarax, ayaa ku dhawaaqay amar lagu xirayo dhammaan xafiisyada Telefishinka Universal uu ku leeyahay gudaha Soomaaliya kadib markii Tvga laga baahiyey sida uu hadalka u dhigay waxyaabo ka dhan diinta Islaamka Maclin Xaashi, ayaa ku hanjabay in ay dili doonaan wariye kasta oo Tvga Universal [...]
May 31st, 2010 | La daabacay Muqdisho,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
Hiiraan:Bar-kulan-Ciidamada Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa iney la wareegeen Gacan ku heenta magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan, kadib dagaal qaraar ay saaka la galeen Xisbul Islaam. Dagaalkaan oo bilowday aroornimadii hore ee saaka ayaa inta la ogyahay waxaa ku geeriyooday hal cunug halka ay ku dhaawacantay haweeney. Sarkaal u hadlay dowladda KMG oo [...]
May 31st, 2010 | La daabacay Gobolada,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
Nice:Bar-kulan-Kullan Madaxeedka Wadamada Africa iyo dalka Faransiiska ee 25aad, oo ka furmay magaalada Nice ee dalka faransiiska, ayaa la isku raacay xoojinta ciidamada nabad ilaalinta ee qaaradda Africa ay leedahay. War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska M/weynaha Soomaaliya u qaabilsan Warfaafinta, ayaa lagu xusay in waxyaabaha Soomaaliya ay ka faa’iidi doonto kulanka ay [...]
May 31st, 2010 | La daabacay Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
Muqdisho:Bar-kulan-Prof. Cismaan Max’ud Dufle, ayaa ugu baaqay dhalinyarada Soomaalida in ay ka fogaadaan cabista sigaarka, maadaama uu horseedo geerida dad aad u farabadan. Maanta oo ku beegan maalinta joojinta cabista Sigaaska, ayaa Prof Dufle wuxuu shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho, wuxuu sheegay in ay sii kordhayaan tirada dhalinyarada isticmaasha cabista sigaarka, gaar ahaan wadamada soo [...]
May 31st, 2010 | La daabacay Muqdisho,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
Galgaduud:Bar-kulan-Ciidamada Maamulka Ahlu Sunna wal jameeca ayaa lagu soo waramayaa iney dhuxul ku gubeen meel fagaara ah oo ku taala xarunta gobolka Gal-gaduud ee Dhuusamareeb. Gubitaanka dhuxusha ayaa timid kadib markii ganacsatadii dhuxusha laheyd ay ka dhaga adeegeen amar ahaa inaan la jari karin dhirta qoyan, kadibna garsooraha maamulka Ahlu sunna waljameeca ee degmada dhuusamareeb [...]
May 31st, 2010 | La daabacay Gobolada,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri
Hudur: Bar-Kulan: Al-shabab militia group fighters and the forces of the Transitional Federal Government have clashed last night, in the middle of the night, in El-Barde town of the Bakol region. The fighting started after Al-Shabab militia attacked a military base of the TFG forces in Elbarde. The two sides attacked each other using heavy [...]
May 31st, 2010 | La daabacay Wararka | Sii Akhri
May 31st, 2010 | La daabacay Sawir Gacmeed | Sii Akhri
Aayadda quraanka maanta.
May 31st, 2010 | La daabacay Aayadda Quraanka Maanta | Sii Akhri