Bogga hore » April 29th, 2010 Warbixinada ku daabbacan “April, 2010”

Madaxweynayaasha Yemen iyo Soomaaliya oo taleefan kuwada hadlay.

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed, Soomaaliya. Sanca: Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa shalay khadka taleefanka waxay kuwada hadleen madaxweynaha wadanka Yemen Cali Cabdalla Saallax. Madaxweyne Sharif ayaa waxaa dhigiisa wadanka Yemen uu uga waramay xaladihii uga dambeeyay ee wadanka Soomaaliya iyadoo labada masuul ay sidoo kale kawada hadleen xiriirka guud ee wadamada Soomaaliya iyo Yemen. [...]

April 29th, 2010 | La daabacay Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

Seatle: Haweenay Soomaaliya oo la tooriyeeyay.

Hotelka Mayflower Park, Seattle Washington. Ninku waxa uu doonayay inuu rubbada toorayda iiga dhufto” sidaasi waxaa tiri haweeney Soomaaliya oo lagu tooriyeeyay magaalada Seatle dalka mareykanka. Seatle: Bar-kulan- Warbixintan ayaa waxaa cinwaan looga dhigey warbixin lagu daabacay bogga Komko.news.com ee ka soo baxa wadanka Mareykanka oo haweeneey Soomaaliya uu nin mindi ku hubeysan ku tooriyeeyay [...]

April 29th, 2010 | La daabacay Jaaliyadda Dibedda,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

AMISOM opens a school in Mogadishu.

Mogadisho:Bar-kulan – African Union peace-keeping force in Somalia AMSIOM have opened a new school for some of the children of Madina location residents. The new school has been opened at the AMIOM base in Jasiira location in Mogadishu. There are 96 pupils who study at the school and most of them are the children of [...]

April 29th, 2010 | La daabacay English | Sii Akhri

Yemeni fishermen harassed by piartes.

Sana’a:Bar-kulan- Yemeni fishermen who do fishing activities in the Indian Ocean are complaining of harassment from both the pirates and the international forces patrolling the sea while carrying out their anti-piracy mission. The fishermen claim that the pirates usually attack the fishing boats which they later use as mother boats when carrying out their piracy [...]

April 29th, 2010 | La daabacay English | Sii Akhri

Social service to the IDPS

Bosaaso:BarKulan- Hodo, Mother and child center of Bosaso which gives support to the children and women in the camps of the displaced people gave the displaced people in Bosaso social and health services yesterday. The center whose members are mainly women visited some of the camps and gave social support to pregnant women and children [...]

April 29th, 2010 | La daabacay English | Sii Akhri

New ambulance for Beledweyn.

Beladwein:Bar-kulan- A brief ceremony to unveil a new ambulance vehicle for Beledweyn town was yesterday held at the town center. The occasion was attended by various NGO’s, local elders and officials from Hizbul-Islam group which controls the area. The new ambulance vehicle is to carry out health emergency programs and services in the district which [...]

April 29th, 2010 | La daabacay English | Sii Akhri

Amisom oo xarun waxbarasho hirgelisay.

Muqdisho:Bar-kulan – Ciidmadda nabadd-ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM iyo Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa iska kaashanaya kor u qaadida aqoonta iyo tayada Waxbarshada Carruurta Soomaalida ee dagaaladu ay saameyeen. Qaar ka mid ah Saraakiisha Ciidamadda AMISOM ee fadhiigu yahay Magaaladda Muqdisho ayaa sahan ay sameeyeen dhowaan ku ogaaday in ay jiraan Carruur badan oo Soomaaliyeed [...]

April 29th, 2010 | La daabacay Muqdisho,Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

Kaluumeysatada Yemen oo cabasho muujiyay.

Kaluumeysatadda Yeman oo ka cabanaya dhibaatooyin is hareer socda oo kasoo gaara  ciidamada shisheeye iyo burcad badeeda soomaalida. Sanca: Bar-kulan- Kaluumeystada dalka Yemen ayaa ka cabanaya dhibaatooyin ay u geystaan  ciidamadda caalamiga ee ku sugan qoorriga Cadmeed iyo Burcad Badeeda Soomalida kuwasoo ay ku eedeynayaan in ay ula dhaqmaan si ka baxsan xeerka Kaluumeysatada. Kaluumeysatada [...]

April 29th, 2010 | La daabacay Qodobada wararka,Wararka | Sii Akhri

Inter oo daadka raacsiisay Barcelona fiinaalahana gaartay

Bar-kulan—Inter Milan ayaa soo caga dhigatay ciyaarta kama danbeysta ah ee tartanka horyaalada kooxaha qaarada yurub markii ugu horeysay mudo haatan laga joogo 38 sano. Inter oo inta badan ku ciyaareysay qaab difaac ah ayaa waxey ciyaarta ku dhameysatay 10-ciyaartoy markii laga saaray Thiago Motta qeybtii hore ee ciyarta, wallow 1-0 looga adkaaday hadana waxey [...]

April 28th, 2010 | La daabacay Ciyaaraha,Qodobada wararka | Sii Akhri

Idaacadda Subaxdii 08:00AM

Idaacadda Subaxnimo-0800AM Bar-kulan 3

April 28th, 2010 | La daabacay Aayadda Quraanka Maanta | Sii Akhri