Idaacadda Subaxdii 08:00AM
Idaacadda Subaxnimo 0800AM
Idaacadda Subaxnimo 0800AM
Puntland:Barkulan- Saraakiisha Ciidamada Maamulka Puntland ayaa maantay soo bandhigay qalab iskugu jira jaakaadaha xabada celiya iyo alaabo kale oo fara badan kuwaasoo la sheegay in ay leedahay hay’adda WFP. Qalabkaan la qabtay ayaa waxaa ku jira taleefoonada dhanka satellite-ka loo isticmaalo ee thuryaha kuwaasoo Booliska Puntland ay ku soo bandhigeen bartamaha magaalada Gaalkacyo. Saraakiisha Ammaanka ee [...]
Muqdisho:Bar-kulan- Dhaqdhaqaaqa Al-shabaab ayaa baabi’iyay ku dhawaad 400 oo kartoon oo faleebooyin ah gudaha magaalada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose oo ay sheegeen in ay yihiin kuwo dhacay, xilli magaalooyinka qaar ay aad ugu yar yihiin daawooyinka noocaan oo kale ah Horjoogayaasha Al-shabaab ee Marka, ayaa meel fagaare ah ku jeexjeexay in ka badan 4800(afar kun [...]
Muqdisho:Bar-kulan- 3 qof ayaa ku geeriyootay 5 kalana wey ku dhaawacmeen dagaalo u dhaxeeya askar ka wada tirsan ciidamada Dowladda KM ee Soomaaliya kaasoo ka dhacay xaafado ka tirsan degmada Dharkeeley ee muqdisha. Dagaaladaan oo ka dhacay Xaafadaha Suuq Boocle, dabakaayo madow, iyo Macmacaanka ayaa la sheegay in ay salka ku hayaan Maamulka Bar-koontorool oo halkaas ay ku [...]
Gaalkacyo:Bar-kulan- Hay’addaha xuquuqda aadanah u dooda ee gobolada dhexe ee Soomaaliya, ayaa ka deyriyay xaaladda nololeed ee 2da qof ee u dhashay Ingiriiska kuwaasoo kooxo burcad badeed ah ay ku heystaan deegaano ku yaala gobolada dhexe. Madaxa hay’adda xuquuqda aadanaha ee C/laahi Ciise, Max’ed Aadan Catooye, ayaa Radio Bar-kulan u sheegay in walwalkooda uu aad [...]
Burco:Bar-kulan-Qiimaha lagu kala iibsado shidaalka, ayaa sara u kac weyn ku yimid magaalada Burco, iyadoo qiimaha halkii Barmiil oo shidaal ah uu gaartay 160 dollar. Qiima kaca shidaalka ayaa ganacsatada shidaalku ku sheegeen in shirkadaha soo dajiya ay marna qaali ka dhigaan marna ay qiimahiisa ay hoos u dhigaan, waxey xuseen in uusan jirin qiima [...]
Guriceel:Bar-kulan-in ka badan 30 caruur ah oo qaba cudurka jadeecada, ayaa 24kii saac ee ugu danbeeyay la seexiyay isbitaalka Istarliin ee magaalada Guriceel. Caruurtaan, oo qaarkood laga keenay tuulooyinka u dhow dhow Guriceel, ayaa la sheegay in qaarkood xaaladooda ay culus tahay. Cadar Sheekhdoon oo 5 caruur ah oo ay dhashay ku jiraan caruurta cudurka [...]
Arday Soomaaliya, xerada Kaakuma, Kenya. Bar-kulanDagaalada sokeeye ee ka holcaya dalka Soomaaliya ayaa horseeday in dad farabadan oo Soomaaliya ay qaxooti ku noqdaan dalalka deriska la ah Soomaaliya oo ay Kenya ugu horeyso. Soomaali farabadan ayaa buuxdhaafiyay xeryaha dadaad iyo kakuma oo ku yaala Kenya iyadoo adeegyada la oran karo waa kuwa ugu fiican ee [...]
Idaacadda Fiidnimo-0700 AM.
Bashiir Ibraahim, Darawalka la diley. Dallas: Bar-kulan- Qiyaastii 12 Darawalada Soomaalida ah ee magaalada dallas ee gobolka Texas ee wadanka mareykanka ayaa talaadadii aynu soo dhaafnay ku mudaharaday banaanka dhismaha dawlada hoose ee magaalada Dallas, waxayna darawaladu ka caraysnaayeen jawaab la,aanta ay ciidamadu ka jawaabi waayeen dil loo gaystay darawal taxiile oo Soomaaliya oo ka [...]