Bogga hore » April 30th, 2010
Wararka taariikhda aad rabto “April, 2010”
Danjire Ustaad Cabdulaahi Xassan, Masar iyo J Carabta. Barnaamijkani waa barnaamij gaara oo aanu ku eegayno dhibaatada Dowlad la’aanta iyo fowdada Soomaaliya halka ay gaarsiisay maanta iyadoo isla barnaamijkan aanu dib ugu milicsan doono faa’iidada dowladnimada iyo xornimadu ay leedahay. Tan iyo markii ay dhacday dowladii dhexe ee Soomaaliya sanadkii 1991 sida aynu ogsoonahay dalka [...]
April 30th, 2010 | la daabacay Qodobada wararka, Wararka | Sii Akhri»
Idaacadda Subaxnimo O8:OOAM
April 30th, 2010 | la daabacay Dhageysiga Barnaamijyada | Sii Akhri»
Baydhaba: Barkulan-Horjoogayaasha Al-shabaab ee gobalada Bay iyo Bakool ayaa lagu soo waramayaa in maanta ay hub kala wareegeen mid ka mid ah beelaha daga gobaladaasi. Hub wareejintan oo ka dhacday magaalada Baydhaba ayaa waxaa goob joog ka ahaa mas’uuliyiin ka mid ah horjoogayaasha Al-shabaab iyo qaar ka mid ah malaaqyada beeshaasi. Hubka ay kooxda ay [...]
April 30th, 2010 | la daabacay Gobolada, Qodobada wararka, Wararka | Sii Akhri»
Virginia: Bar-kulan- Maxkamad ku taala degmada norfolk ee gobolka Virginia ee dalka mareykanka ayaa lagu wadaa in goor dambe oo caawa la hor keeno 9 qof oo Soomaali burcad badeednimo lagu tuhunsan yahay. Sagaalkaan qof, ayaa qayb ka ahaa ilaa 11 qof, oo ay ciidamada Badda Mareykanka ka soo qabteen xeebaha Soomaaliya, kadib markii ay [...]
April 30th, 2010 | la daabacay Muqdisho, Qodobada wararka, Wararka | Sii Akhri»
Muqdisho:Bar-kulan- Darawalada gaadiidka badeecadaha ka soo qaada dekadda weyn ee magaalada Muqdisho, ayaa cabasho ka muujiyey xirnaanshaha wadada dabka oo ah tan keli ah ee ay adeegsadaan ka hor inta aysan rarka ku dajin suuqa weyn ee Bakaraha. Mid ka mid ah darawalada oo u warameyey Radio Bar-kulan, ayaa sheegay in muddo ka badan hal [...]
April 30th, 2010 | la daabacay Muqdisho, Qodobada wararka, Wararka | Sii Akhri»
John Harbour, Afhayeenka Ciidamada badda Midawga Yurub. Bar-kulan: Ciidamada Faransiiska ee qaybta ka ah la dagaalanka burcad badeeda, ayaa sheegay in ay qabteen ilaa 11 burcad badeed Soomaali ah. Afhayeenka ciidamada badda ee midawga Yurub, John Harbour, ayaa sheegay in mid ka mid ah maraakiibtooda dagaalka uu si farsameysan u qabtay markab yar iyo laba [...]
April 30th, 2010 | la daabacay Qodobada wararka, Wararka | Sii Akhri»
Muqdisho, Casimadda Soomaaliya. Muqdisho: Bar-kulan- Madaxda dowladda KMG ah ee Soomaaliya, ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ku sheegay in khilaafka soo kala dhex galay xildhibaanada baarlamaanka uu yahay culees aysan qaadi karin hay’adaha dowladda Ku meel gaarka ah ee weli curdunka ah. War murtiyeed ka soo baxay kulan ay isugu yimaadeen Madaxweynaha [...]
April 30th, 2010 | la daabacay Muqdisho, Qodobada wararka, Wararka | Sii Akhri»
Galkaio (Bar-kulan)-Puntland security officials assembled samples of militaryequipments they have seized outside galkayo’s central police post. The military equipments are composed of bullet proof vests and radio call machines. The police say that the equipments belong to officials of the WFP. OCPD of Galkayo’s central police station said that the equipments were brought into Puntland [...]
April 30th, 2010 | la daabacay News in English | Sii Akhri»
Dadab (Bar-kulan):-About 30 Somali students who completed their high school students in Kenya’s Dadab refugee camp have been awarded scholarships by Canadian Non-Governmental Organizations. An association made of a group of Canadian social societies have examined these students by interviewing them and selected 29 Somali students from Dadab and one Sudanese from Kakuma refugee camp. [...]
April 30th, 2010 | la daabacay News in English | Sii Akhri»
Yemen (Bar-kulan):-Somali students who completed their master’s degree in one of Yemen universities held their graduation ceremony yesterday in Aden town. The students wrote a thesis about the history of Somalia and about the technological advances in telecommunication in Somalia. One of the graduates who talked to Bar-kulan said that he decided to write his [...]
April 30th, 2010 | la daabacay News in English | Sii Akhri»