Khaanad: English, Qodobada wararka

Message from the Director of Bar-Kulan

Bar-kulan a new Somali Radio, contributing to peace, stability and prosperity for all Somalia

Bar-Kulan test transmisions are beginning this Monday at 05h00 UTC (8 AM in Somalia). It is a very exciting time for Somali-language radio. A dedicated team of Somali journalists has been working hard to bring to you credible, independent programming about, for and by Somalis.

Bar-kulan Voice

Bar-Kulan speaks with its own voice. Editorial independence is its bedrock. Bar-Kulan is answerable only to the people who produce its content and the people of Somalia and its Diaspora.

Rumours and Mouth Piece of International Organizations are not True

As with any new media outlet, the rumour mill runs rampant before the first broadcasts have hit the airwaves. We have even received reports of people listening to our programmes before the transmitter has been switched on!

The most prolific rumour circulating about Bar-Kulan is that it is the mouthpiece of international organisations based in Mogadishu – this is absolutely NOT TRUE.

Bar-kulan Invites all Somali People

Bar-Kulan invites all who are interested in the peace, safety and prosperity of Somalia to take part in what it is doing. The discussion table is open to everybody, and monopolised by nobody.

Welcome to the home of independent Somali thought and information. Welcome to Bar-Kulan. Everywhere.

Bar-kulan Radio.

Posted by Abdikafar Shire.

Warbixinada la Xiriira:

  1. Bar-kulan celebrates Second Anniversary, 2012/03/02
  2. Mahiga calls TFG to investigate murder of Director of Somaliweyn Radio, Abukar Hassan Kadaf, 2012/03/01
  3. Musonye praised Bar-kulan for covering the CECAFA tournamentnament, 2011/12/12
  4. Al-shabab Accuses Bar-kulan, 2011/01/19
  5. Press release, Bar-Kulan expands to 16 hrs a day, by popular request., 2010/05/16

3 Fikrado for “Message from the Director of Bar-Kulan”

  1. Waad mahadsantihiin dhamaan dhalinyaradii ka qaybqaadatay inay wax ka duwan kuwii hore ee nabad diidka ahaa barahooda netka.
    Anigu waa markii u horeysay oo aan u hambalyeeyo dhalinyaro soomaali ah oo wanaag jecel kheyr baad heli doontaan hadaad xumaanta ay sheegaan netyada kale aad inkirtaan oo aydan qorin qof isqarxiyo iyo dhiig daadanaaya iyo inkaarta faraha badan oo ay qoraan dadka aanan soomaalida ahayn ee ku hadla afkeena hooyo.
    Ha qorina argagixiso la dilay iyo waxay dilaanba waayo in la sheego oo aan cabsano ayay rabaan iyo inaan iyaga oo jaahil ah oo aan qubaysanin inay wax noo sheegaan oo ay na dilaan keliya ayay noqotay ee hala inkiro bye.

  2. waxaan deganahay Norway waxaan jeclaan lahaa inay dhalinyarada soomaaliyeed ee qalbiga fiican ay hal mar kacdoon beysaani ay inoo sameeyaan oo awoodooda tusaan mar dhow. sababtoo ah ma jiraan bar aan fikradaha ku dhiibano aan ka ahayn bar-kulan ,maamulayaasha bar-kulan waxaan ka rabnaa inay iyagana dadka reer magaalka ee nabada jecel keliya ay ku kulmaan haday argagixiso wax soo qoraana ha laga tiro goobta mucaarad ma rabno horumar ayaan rabnaa kheyr baan idin rajeynayaa.

  3. BAR-KULAN

    Hanbalyo

    Waxaan hanbalyo u dirayaa, dhamaan inta qabatay hoowshaan muga weeyn ee Bar-kulan hayo. Waxaan idin leeyahay howl muhiim ah ayaad biloowdeen ee Allaha idinla garab galo.

    Farxad

    Waxaan aqriyay, waxa uu ku saabsan yahay Bar-Kulan, waxaan aad ugu farxay in la helo fikir soomaaliyeed, kaas oo waliba diirada lagu saarayo dhalinyarada. Si looga baxo dhibaatada iyo jahawareerka dalku mudada badan ku soo jiray. Runtii arin sahlan maahan curunta fikirkaan, waana waxa farxada iga keentay.

    Talo

    Si loogu guuleeysto ujeedada Bar-kulan, waxaan ku talinayaa in laga fogaada arimahaan.

    · Eex, taas oo sababi karta in qof walba aad qof ka soo soko marsato dabadeedna qofna aadan helin ilaa laba walaala ah aad soo kala soko mariso.

    · Nin jecleeysi, taas oo keeni karta kan manta aad jeceshahay bari inaad is nacdaan shalayna dartiis dad badani kuu naceen.

    · Wahsi, taas oo ah shaqa naceeyb ama la dayaco howl muhiim u ah bulshada, noqona karta midi xalka rasmiga ah xanbaarsaneeyd. ( Howl kuu taala maanta ha u dib dhigin bari )

    · Quusasho, inta badan guusha iyo quusashadu waa iska ag dhawyihiin, marka marnaba haku quusan hirgalinta fakirkaan.

    Su’aal

    Su’aasha is weeydiinta mudan waxaa weeye, soomaaliya maxaa ku dhacay, maxaa sababay, sideese lagu xalin karaa ?

    Jawaab

    Aragtideeyda hadaan ku jawaabo, soomaaliya waxaa ku dhacay masiibo eey gacmaheeda ku keensatay, kaas oo ah dil, dhac, isu awood sheegasho, xukun doon, boob hantidii qaranka iyo is xaqiraad dhexdeeda ah.

    Sabata eey sidaas u dhacday waxaa weeye, dhaqankii soomaalida oo laga tagay, kaas oo ahaa in la is badbaadiyo, in la isu baadi celiyo, in aan awood la isu sheegan, xukun jeclida in la isku ceebiyo qof walibana ka xigo sharaftiisa, hantida loo siman yahay inaan qofina gaar u cunin qofkii cunana takoor ka ayahay bulshada dhexdeeda, xaqiraada oo danbi weeyn ka ah dhaqanka soomaaliada.

    Sida lagu xalin karo masiibadaan, ma dhibadna, laakiin waan loo joodi Karin.

    La weeydiin maayo, siyaasi, wadaad,ganacsade, iyo hogaamiye kooxeed midna.

    Waxaa laga raadinayaa dhaqankii soomaaliyeed ee hore, waxaana raadinaya dhalinyaro maskax fiyoow leh, kuwaas oo u horseedaya bulshada, ineey ku noqoto dhaqankeedii hore kana gudubta dhaqanada eeyna garaneeyn ee badalay waxeey ahaayeen asal iyo iyo farac.

Waa inaad gashaa si aad fikrad u dhiibato Gal