Bogga hore » March 31st, 2010 Wararka taariikhda aad rabto “March, 2010”

Suuriya oo codsi u dirtay Dowladda Soomaaliya.

Suuriya oo codsi u dirtay Dowladda Soomaaliya.

Sanca: Bar-kulan- Dowladda Suuriya, ayaa ka codsatay dowladda KMG ah ee Soomaaliya in ay qeyb ka qaadato sidii kooxaha burcad badeedda Soomaalida ay u sii deyn lahaayeen badmaaxiin reer Suuriyo ah oo la afduubtay. Badmaaxiinta u dhashay Suuriya, ayaa saarnaa oo ka shaqeynayay markab laga leeyahay Koonfur Kuuriya, kaasi oo gacanta u galay kooxaha burcad [...]

March 31st, 2010 | la daabacay Gobolada, Qodobada wararka, Wararka | Sii Akhri»

Gudoomiyaha Dekadda Muqdisho oo ka hadlay afduubka

Gudoomiyaha Dekadda Muqdisho oo ka hadlay afduubka

Muqdisho:Bar-kulan- Guddoomiyaha dekadda weyn ee magaalada Muqdisho Cabdi Jiinow, ayaa nasiib daro ku tilmaamay in dhawaan kooxaha burcad badeeda ah ay bilaabeen in ay afduubtaan doomaha iyo maraakiibta yar yare ee u raran ganacsatada Soomaaliyeed. Cabdi Jiinow oo maanta u waramayey Radio Bar-kulan, ayaa sheegay in ay suuragal tahay in kooxahaan burcad badeedda ah ay [...]

March 31st, 2010 | la daabacay Muqdisho, Qodobada wararka, Wararka | Sii Akhri»

Tababar u furmay Macalimiinta waxbarashada Burco.

Tababar u furmay Macalimiinta waxbarashada Burco.

Burco:Bar-Kulan- Tababar ku saabsan  kor u qaadida tayada iyo aqoonta macalimiinta dugsiyada waxbarashada aan tooska aheyn , oo ay ka soo qeyb galeen 60 macalin oo ka kala socday gobolada Togdheer, Sool iyo Sanaag ayaa maanta ka furmay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Tababarkaan oo socon doona muddo 7 maalmood ah,ayaa xoogga lagu saari [...]

March 31st, 2010 | la daabacay Gobolada, Qodobada wararka, Wararka | Sii Akhri»

Dagaal ka dhacay tuulo ku taala Mudug

Dagaal ka dhacay tuulo ku taala Mudug

Bacaadweyn:Bar-kulan- 23 qof ayaa ku geeriyootay tiro kalana wey ku dhaawacmeen dagaal maanta ka dhacay tuulada Baraag Ciise oo u dhaw deegaanka Bacaad weyn ee gobolka Mudug. Dagaalkaan, oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kale duwan ayaa ahaa mid dhexmaray 2 maleeshiyo beeleed oo halkaasi ku sugnaa. Goob jooge ku sugnaa tuulada Baraag Ciise, ayaa [...]

March 31st, 2010 | la daabacay Gobolada, Qodobada wararka, Wararka | Sii Akhri»

Dhuusamareeb:Ahlu sunna oo Masaafurin iyo xukun sameeysay

Dhuusamareeb:Ahlu sunna oo Masaafurin iyo xukun sameeysay

Dhuusamareeb:Bar-kulan- Maamulka Ahlu Sunna Waljameeca ee gobolka Gal-gaduud, ayaa maanta xukumo kale duwan ku fuliyey dad ku xirnaa xabsiyada Ahlu Sunna Walajameeca ay ku leedahay magaalada Dhuusamareeb. Dadka la xukumay ayaa qeyb ka ahaa  ilaa 40 qof oo dhawaan howl-galo ay sameeyeen ciidamada Ahlu Sunna Waljameeca lagu soo qabqabtay. Guddoomiyaha garsoorka ee Ahlu Sunna Sheekh Saciid [...]

March 31st, 2010 | la daabacay Gobolada, Qodobada wararka, Wararka | Sii Akhri»

Soomaali laga soo tarxiilay Sacuudi Carabiya

Soomaali laga soo tarxiilay Sacuudi Carabiya

Muqdisho: Bar-kulan-Muhaajiriin Soomaaliya ayaa dib loogu soo celiyay Dalka Soomaaliya kadib markii laga soo tarxiilay dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya, waxaana maanta dadkani laga soo dejiyay Gegida diyaaradaha ee Aaden cadde Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Dadkan laga soo tarxiilay dalka boqortooyada Sacuudi carabiya ayaa tiradooda lagu sheegay ilaa 125 ruux oo muddo ku xirnaa xabsiyada [...]

March 31st, 2010 | la daabacay Muqdisho, Qodobada wararka, Wararka | Sii Akhri»

Al shabaab Fighters clashed with Kenyan forces

Al shabaab Fighters clashed with Kenyan forces

Armed gun men suspected to be Alshabab fighters clashed with Kenyan security officers on patrol along the common border, provoking the security personnel as Kenya bolsters its northern border region, a regional administrator said today. The incident, the first of its kind, occurred at 2.00PM (local time) along the Har haar area near the main [...]

March 31st, 2010 | la daabacay News in English | Sii Akhri»

Xeer ilaaliyaha Kenya oo ka hadlay maxakamadaynta Burcad badeeda.

Xeer ilaaliyaha Kenya oo ka hadlay maxakamadaynta Burcad badeeda.

Nairobi:Bar-kulan-Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Kenya ayaa beeniyay in uu saxiixay heshiis qarsoodi ah oo ku saabsan maxkmadeynta burcadbadeeda Soomaaliya. Xeer ilaaliyaha guud ee wadanka Kenya Amos Wako ayaa beeniyay warar sheegaayay in uu saxiixay heshiis qarsoodi ah oo ah in Kenya gudaheeda lagu maxkamadeeyo burcadabadeeda Somaaliyeed oo ka ugaarsato biyaha badweynat Hindiya kasoo dhex [...]

March 31st, 2010 | la daabacay Qodobada wararka, Wararka | Sii Akhri»

Mareykanka oo ka hadlay ciidamo qorista Xerayaha Dadaab.

Mareykanka oo ka hadlay ciidamo qorista Xerayaha Dadaab.

Nairobi:Bar-kulan-Dowlada Mareykanka ayaa cambaareysay tabarka iyo qoritaanka ciidamo la sheegay in lagu qorayo xeryaha qaxootiga ee dhadhaab. Ruben Bregtly oo ah wakiil ku xigeenna xoghayaha arimaha dibadda ee mareykanka ayaa nasiib daro ku tilmaamay in Dhadhab lagu sameeyo howl noocaasiya, balse ma uusan faafaahin arimahaasi. “Aad ayaan uga xunahay wararka ka soo baxaaya xeryaha Dhadhaab. [...]

March 31st, 2010 | la daabacay Qodobada wararka, Wararka | Sii Akhri»

Faah-faahin la xiriirta kulanka caawa ee Arsenal v Barcelona

Faah-faahin la xiriirta kulanka caawa ee Arsenal v Barcelona

Bar-kulan-Caawa qaarada yurub waxaa ka dhacay mid ka mid ah kulamada loogu jecel yahay ee taariikhda gali doona , waana lugta 1aad ee koobka kooxaha horyaaladda yurub ee  Champions League, ciyaartu waxey ka dhici doontaa Emirates Stadium. Kulankaan waxaa xiiso gaar ah u yeelay dhowr arimood oo kala duwan midi waa Henry oo caawa ka [...]

March 31st, 2010 | la daabacay Ciyaaraha, Qodobada wararka | Sii Akhri»