Khaanad: Ciyaaraha

Terry oo fasax la siiyay

Chelsea ayaa dhowr maalmood oo fasax ah siisay captain John Terry si uu u soo nasto , wuxuuna maqnaan doonaa kulanka sabtid ee wareega 5aad ee FA Cup ay la ciyaari doonaan Championship (second division) side Cardiff City at Stamford Bridge.

“John ma ciyaari doomno sabbtida,” assistant manager Ray Wilkins ayaa u sheegay website kooxda sidaasi (www.chelseafc.com) markii ay arbacadii 2-1 guuldaro ah ka soo gaartay Everton.

“(Manager) Carlo (Ancelotti) ayaa wuxuu siiyay dhowr maalin oo fasax ah , wuxuuna dib u soo laaban doonaa kulanka ay la ciyaari doonaa Wolves (in the league) on the 20th.”

Defender Terry, ayaa todobaadki tagay laga xayuubiyay xilkii captainimo ee xulka England markii ay saxaafada dalkaasi si weyn olole ugu qaaday xiriirkii dhexmaray isaga iyo gabar horey dumaashi ahaan ugu aadaneyd .

Chelsea’ hada horyaalka waxey ku hogaamineysaa hal dhibic oo ay ka sareyso Manchester United. Ancelotti’s men are also the FA Cup holders.

Warbixinada la Xiriira:

  1. John Terry oo mustaqbalka kabtannimada ku wareejindoono David Luiz, 2011/04/08
  2. Carlo Ancelotti: Rigoore ayuu naga diiday garsoorihii ciyaarta, 2011/04/07
  3. Cudurka Malaariyada oo laga helay Didier Drogba, 2010/11/09
  4. Ancelotti oo doonaya shaqada England, 2010/10/18
  5. Terry oo halis ugu jira ganaax kaga yimaada UEFA, 2010/03/23

Waa inaad gashaa si aad fikrad u dhiibato Gal