Munaasabad si heersare ah loo aggaasimay oo loogu dabbaaldagalayo dhalashada Nebbiga (S.C.W) ayaa waxay ka dhacday magaalada Hargeysa maanta oo ay taariikhdu ku aadan tahay 25-ka Febraayo. Waxaa munaasabadaas ka soo qeybgalay dad badan oo ay ka mid yihiin masuuliyiin iyo cullimo waa weyn. Waxayna si qoto dheer uga hadleen mudnaanta maalintaan iyo sida loogu [...]




