Ciyaaraha

Tartan lagu xusayay Mugaambe iyo Wiish oo Muqdisho lagu qabtay »

football

09:34 pm | Tartan kubbadda caga ah oo lagu xusayay guddoomiyihii xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta, Saciid Maxamuud Nuur Mugaanbe iyo guddoomiyihii guddiga Olombikada, Aadan Xaaji Yabarow Wiish oo labaduba ka tirsanaa mas’uuliyiintii ku geeriyootay qaraxii…

May 25 | Sii Akhri »

Wasiirka cayaaraha Galmudug oo Muqdisho kulamo ku qaatay »

Kubbadda

08:07 pm | Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha ee maamulka Galmudug, Saadaq Daahir Mire ayaa kulan la qaatay agaasimaha wasaaradda shaqada, shaqaalaha, dhalinyarada iyo cayaaraha ee dowladda KMG ah ee Soomaaliya. Saadaq waxa uu sheegay in agaasimaha…

May 25 | Sii Akhri »

Man City oo doonaysa Daniel Alves »

Daniel Alves

04:04 pm | Kooxda haysata horyaalka Ingiriiska ee Manchester City ayaa shaaca ka qaadday inay doonayso xiddigga daafaca uga cayaara kooxda Barcelona ee dalka Spain, Daniel Elves. Manchester City ayaa sheegtay in Daniel Alves oo u…

May 25 | Sii Akhri »
Wararka

Tartan orod ah oo saaka ka socda dalka Uganda »

Tartan oroddo ah / AP Photo

09:41 am | Tartan orod ah oo ay ka qeybgalayaan 3 kun oo qof oo ay ka mid yihiin 15 dhallinyaro Soomaali…

May 27 | Sii Akhri »

Wasiirka difaaca: Howlgallada DKMG waa kuwo isku xiran aan kala go’laheyn »

Xuseen Carab Ciise

08:59 am | Wasiirka gaashaandhigga ee xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya, ahna ra’iisul wasaare ku-xigeen Xuseen Carab Ciise ayaa sheegay in howlgallada…

May 27 | Sii Akhri »

Dowladda KMG oo safaarad ka furaneysa K/Afrika »

Xuseen Carab Ciise / Bar-kulan

08:17 am | Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday in dhowaan dalka Koonfur Afrika ay ka fureyso safaarad u…

May 27 | Sii Akhri »

Safaaradda Soomaalida ee Sudan oo ku guuleysatay tartan bandhig dhaqameed »

Wararka-Soomaalida2

07:27 am | Safaaradda Soomaalida ee waddanka Sudan ayaa ku guuleystay kaalinta koowaad ee tartanka bandhig dhaqameed oo lagu qabtay dalkaas, kaasoo…

May 27 | Sii Akhri »

Dhageysiga Barnaamijyada

Martida Toddobaadka: Cabdiraxmaan Gablax

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Aayadda: Maanta Suuratul Mumtaxina Aayah 8-9

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Xulka Wararka 7:00 PM

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Dastuurka & Ganacsiga

Aftida Toddobaadka

Ma u maleyneysaa in xorraynta Afgooye ay yareyn karto ammaan-darrada Muqdisho?

View Results

Loading ... Loading ...

Bogag Xul Ah!

Hiiraan oo laba gobol loo qeybinayo

26/04 11:28 | , | #

Soomaali laga soo masaafuriyay Mareykanka oo Muqdisho la geeyay

16/04 22:17 | , | #

Qaxooti Soomaali ah oo laga qaaday Malta

16/04 21:06 | , | #

Ra’iisul wasaare Cabdiweli oo ka hadlaya arrimo badan

14/04 9:14 | , | #

Liiska magacyada burcad badeedda ku xiran Kenya & Maldives

10/04 11:28 | #

Farmaajo oo ka hadlaya arrimo badan

10/04 11:21 | , | #

Aragtida Maka ee Muqdisho

09/04 11:02 | , | #

Barnaamijyada

Martida Toddobaadka: Cabdiraxmaan Gablax

Martida Toddobaadka: Cabdiraxmaan Gablax »

07:38 am | Barnaamijka Martida Toddobaadka waxaan maanta ku soo qaadaneynaa qeybtii 2-aad wareysi aan la yeelanay Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Gablax oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed. Gablax waxaan ka wareysaneynaa qaabka ugu habboon ee...

May 27 | Sii Akhri
Bandhigga Barbaarta: Dhaqanka iyo dhallinyarada maanta

Bandhigga Barbaarta: Dhaqanka iyo dhallinyarada maanta »

01:49 pm | Barnaamijka Bandhigga Barbaarta maanta waxaan uga hadleynaa dhaqanka Soomaaliyeed iyo dhallinyarada maanta. Waxaa barnaamijka marti noogu ah Axmed Cabdiraxmaan Cilmi (Cirro). Barnaamijka oo dhammeystiran waxaad ka dhageysan kartaa boggan qeybtiisa...

May 26 | Sii Akhri

Barnaamijka Teknoolajiyada & Sayniska: Gmail »

Barnaamijka Teknoolajiyada & Sayniska: Gmail

09:24 am | Barnaamijka teknoolajiyada iyo sayniska waxaan toddobaadkan ku falanqeyneynaa adeegga Gmail ee shirkadda Google. Barnaamijka waxaan ku wareysaneynaa Cawil Cabdiraxmaan Maxamed oo dhigta...

May 26 | Sii Akhri

Kulanka Jimcaha: Qiimaha nabad-gelyada ay u leedahay bulshada »

Kulanka Jimcaha: Qiimaha nabad-gelyada ay u leedahay bulshada

10:26 pm | Toddobaadkan barnaamijka waxaan uga hadlaynaa qiimaha nabad-gelyada ay u leedahay bulshada. Barnaamijka waxaa marti noogu ah Sheekh Shardi Mire Maxamuud, iyadoo dhageystayaashana...

May 25 | Sii Akhri

Bandhigga Cayaaraha »

Bandhigga Cayaaraha

03:18 pm | Barnaamijka bandhigga cayaaraha qodobbada aan ku soo qaadaneyno waxaa ka mid ah: Wasiirka cayaaraha ee maamulka Galmudug oo kulamo la qaatay mas’uuliyiin...

May 25 | Sii Akhri

Kala duwanaanshaha dhaqamada caalamka »

Kala duwanaanshaha dhaqamada caalamka

11:13 am | Barnaamijka toddobaadkan waxaan toddobaadkan ku soo qaadaneynaa kala duwanaanshaha dhaqamada caalamka. Barnaamijka waxaan ku wareysaneynaa Dr. Axmed Jeylaani Cabdi oo ah khabiir...

May 25 | Sii Akhri

Dhaqaalaha

Barnaamijka ganacsiga Soomaaliya

May 24 | Barnaamijka ganacsiga maanta qodobbada aad ku maqli doonto waxaa ka mid ah: Gargaarka ay bixiyaan

Maanta & Sarifka Lacagaha »

Tiknoolajiyadda

Barnaamijka Teknoolajiyada & Sayniska: Gmail

May 26 | Barnaamijka teknoolajiyada iyo sayniska waxaan toddobaadkan ku falanqeyneynaa adeegga Gmail ee shirkadda Google. Barnaamijka waxaan

Jaaliyadda Dibedda

Madaxweyne Shariif: Xaaladda dalka waxay mareysaa meeshii ugu wanaagsanayd

May 26 | Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in xaaladda dalka ay

Shaqooyin loo ballan-qaaday ardayda Soomaalida ah ee Sudan

May 23 | Wasiiru-dowlaha shaqada iyo horumarinta shaqaalaha ee xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya Prof. Cabdullaahi Sheekh Cali

Creative Commons License